CINXE.COM

Last Post

<?xml version="1.0"?> <rss version="2.0"><channel><title>Last Post</title><link>https://www.somaliaonline.com/community/rss/2-last-post.xml/</link><description>Last posts by members</description><language>en</language><item><title>Dadweynaha reer Buuhoodle oo ku mudaharaaday Firdhiye</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286406-dadweynaha-reer-buuhoodle-oo-ku-mudaharaaday-firdhiye/?do=findComment&comment=1305055]]></link><description>Qaran News</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 23:35:19 +0000</pubDate></item><item><title>A political analyst assesses the recent Somaliland election</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286407-a-political-analyst-assesses-the-recent-somaliland-election/?do=findComment&comment=1305056]]></link><description>In Somaliland, newly elected President Abdirahman Mohamed Abdullahi is calling for unity following his victory in this week&#x2019;s presidential contest. This, as his supporters celebrated across the country after he defeated incumbent president Muse Bihi Abdi. For an analysis of the elections and expectations of the new administration, VOA&#x2019;s Peter Clottey reached Matthew Bryden, the co-founder and a strategic adviser at the Sahan Research think tank. a1364206-65f4-4f69-bffc-2e0127b1a189_hq Qaran News</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 23:06:26 +0000</pubDate></item><item><title>Somalia Risks Second State Collapse as Federal Government Politicises the Army</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286401-somalia-risks-second-state-collapse-as-federal-government-politicises-the-army/?do=findComment&comment=1305047]]></link><description>The damage to institution-building endeavours caused by the reckless politics of President Hassan Sheikh Mohamud will have far-reaching consequences if he is not reined in. Mogadishu (PP Editorial) &#x2014; The Commander of the Somali National Army General Ismail Yusuf Rageh &#x2018;Odowaa&#x2019; finds himself in a difficult situation, similar to the one in 2019, when the former Somali President, Mohamed Abdullahi Farmaajo, attempted to drag him into a national political dispute. Who would have expected that President Hassan Sheikh Mohamud, who in 2021 appealed to General Odowaa not to follow the politically motivated instructions of the incumbent government, would repeat his actions of 2013, when he had tried to nip the nascent Jubaland Administration in the bud? Why does an incumbent federal government, dependent on foreign peacekeepers, resort to settling political differences through the misuse of a lop-sided army, recruited predominantly from one part of Somalia for clan loyalty purposes? ATMIS demonstrated an understanding of the dynamics of Somali politics when it refused to clear the arrival of an aircraft from Mogadishu in Gedo to organise a parallel election in a region under the jurisdiction of Jubaland State of Somalia. General Odowaa has an obligation to prevent the brittle Somali National Army from being misused by President Hassan Sheikh Mohamud to rekindle intra-clan conflicts in Southern Somalia. The hope that an inclusive national army would take shape in Somalia was altogether dashed by President Hassan Sheikh Mohamud, who undermined the consensus-based approach that had provided a foundation for the fragile federal institutions. The damage to institution-building endeavours caused by the reckless politics of President Hassan Sheikh Mohamud will have far-reaching consequences if he is not reined in. The former President of Somalia, Sharif Sheikh Ahmed and the former Prime Minister Hassan Ali Kheire congratulated the Jubaland President on being elected by Jubaland MPs. Both political leaders view the Jubaland electoral process as legitimate and a bulwark against the plot hatched by the incumbent federal president to secure an illegal term extension. Puntland State President Said Abdullahi Deni also sent a congratulatory message to the Jubaland President. Puntland State civil society denounced the militarisation of Somali politics by the Federal Government of Somalia. There is a concern that the new peacekeeping force, particularly Egyptian soldiers, could be used by the Federal Government of Somalia to launch attacks on federal member states that oppose centralisation and to rekindle intra-clan conflicts in a country where the government&#x2019;s writ does not exist in most parts. Somalia is on the brink of a second state collapse, further break-up and secession movements in response to the threat of a feeble government intent on using the sovereignty card while wholly dependent on foreign peacekeepers. It is a government of irresponsible leaders who pose a threat to Somali citizens and the region. &#xA9; Puntland Post, 2024 The post Somalia Risks Second State Collapse as Federal Government Politicises the Army appeared first on Puntland Post.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 22:02:13 +0000</pubDate></item><item><title>Dowladda Soomaaliya oo amartay in dacwad lagu soo oogo madaxweyne Axmed Madoobe</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286402-dowladda-soomaaliya-oo-amartay-in-dacwad-lagu-soo-oogo-madaxweyne-axmed-madoobe/?do=findComment&comment=1305048]]></link><description>Golaha wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya oo caawa shir deg deg ah yeeshay ayaa ka horyimid doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee markii saddexaad lagu doortay madaxweyne Axmed Madoobe. Qaraar ka soo baxay shir aan caadi ahayn oo ay caawa yeesheen Golaha wasiirada dowladda Federaalka ayaa sharci-darro ku tilmaamay doorashadii mar kale madaxweynaha Jubaland loogu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) sida ku cad qararkaasi. Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale ka hortimid hannaanka loo soo xulay xildhibaanada Jubbaland iyo doorashada hoggaanka baarlamaanka Jubbaland waxaana ay dhammaan tallaabooyinkaasi ku tilmaantay kuwa baalmarsan sharciga iyo dastuurka dalka. &#x201C;Golaha Wasiirada ee XFS waxay go&#x2019;aamiyeen in xubnaha xulan ee golaha wakiilada Jubbaland iyo is-doorashada hogaamiyihii hore ee Jubbaland ay labadaba yihiin kuwa sharci darro ah&#x201D; ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay shirkii deg dega ahaa ee golaha wasiirada Soomaaliya ka yeesheen xaaladda siyaasadeed ee Jubaland. Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa sidoo kale ku amray garyaqaanka guud ee dowladda in uu dacwad ku soo oogo Axmed Madoobe taasi oo salka ku haysa ku tumashada xeerarka guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo ku xadgudubka heshiisyada siyaasadeed ee dalka. &#x201C;Golaha wuxuu farayaa Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in si degdeg ah uga howlgalo horgeynta Maxkamadda Sare ee Dalka dacwad lid ku ah dhammaan tallaabooyinka aan waafaqsanayn xeerarka Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka&#x201D; ayuu sii raaciyay bayaanka. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo amartay in dacwad lagu soo oogo madaxweyne Axmed Madoobe appeared first on Puntland Post.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 20:30:00 +0000</pubDate></item><item><title>Daawo: Xukuumadda Xamza oo soo saartay qaraar lagu maxkamadeynayo Axmed Madoobe</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286403-daawo-xukuumadda-xamza-oo-soo-saartay-qaraar-lagu-maxkamadeynayo-axmed-madoobe/?do=findComment&comment=1305051]]></link><description>Muqdisho (Caasimada Online) &#x2013; Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg deg ah ayaa go&#x2019;aan adag ka soo saareen is doorashada Axmed Madoobe, waxaana Garqyaqaanka guud ee dowladda la faray inuu maxkamadda sare ee dalka u gudbiyo dacwad ka dhan ah Axmed Madoobe. Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale oo qaraarka caawa soo baxay warbaahinta u akhriyay ayaa dul istaagay ilaa seddax qodob oo lagu xaaraantinimeeyey gabi ahaanba doorashadii maanta ka dhacday Kismaayo. Golaha wasiirrada ayaa qaraarkooda ku cadeeyey in doorashada Madaxweynaha iyo tan baarlamaanka 3-aad ee Jubbaland ay labaduba baal-marsan yihiin shuruucda dalka. Sidoo kale waxaa qaraarkaan lagu cadeeyey in Dastuurka Jubbaland uu dhigayo in labo jeer ka badan uusan hal madaxweyne hoggaami karin maamulka, halka Axmed Madoobe uu is dooranayo markii 3-aad. &#x201C;Golaha Wasiirrada waxa uu farayaa Garqayaanka guud ee dowladda federaalka Soomaaliya inuu si deg deg ah uga howlgalo horgeynta maxkamadda sare ee dalka dacwad lid ku ah dhamaan talaabooyinka aan xeerar doorashooyinka dalka ee Axmed Madoobe uu qaaday,&#x201D; ayaa lagu yiri qaraarka caawa ka soo baxay xukuumadda. Qaraarkaan ayaa caawa dhaqan-galay waxaana u codeeyey dhamaan golaha wasiirrada, halka Ra&#x2019;iisul Wasaare oo shir guddoominayey kulankaan deg degga ah uu saxiixay, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda. Hoos ka daawo qodobada qaraarka</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 20:00:03 +0000</pubDate></item><item><title>Golaha Wasiirrada Federaalka oo Waxba Kama Jiraan ku Tilmaamay Doorashada Axmed Madoobe</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286400-golaha-wasiirrada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-ku-tilmaamay-doorashada-axmed-madoobe/?do=findComment&comment=1305046]]></link><description>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan degdeg ah isugu yimid, iyagoo ka falcelinayay doorashadii maanta lagu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland. Golaha Wasiirrada ayaa sheegay in doorashadaasi ay tahay mid sharci-darro ah, waxna kama jiraan ku tilmaamay natiijada ka soo baxday. Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale ku eedeeyay Axmed Madoobe inuu jebiyay shuruucda dalka, iyagoo garyaqaanka guud ee dowladda ku amray in uu diyaariyo dacwad rasmi ah oo ka dhan ah Axmed Madoobe. Dacwaddan ayaa lagu wadaa in loo gudbiyo Maxkamadda Sare ee dalka si loo waafajiyo xeerarka iyo shuruucda uu dalku leeyahay. Tani waxay u muuqataa in ay ka sii dartay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland, iyadoo labada dhinac ay muddooyinkii ugu dambeeyay isku hayeen arrimo la xiriira hanaanka maamulka iyo doorashooyinka. Source: goobjoog.com</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 19:43:14 +0000</pubDate></item><item><title>Madaxweynaha la doortey ee Somalilandkulan gaar ah la yeeshay guddida saladiinta beelaha Habarjeclo</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286395-madaxweynaha-la-doortey-ee-somalilandkulan-gaar-ah-la-yeeshay-guddida-saladiinta-beelaha-habarjeclo/?do=findComment&comment=1305037]]></link><description>Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro ) ayaa galabta kulan gaar ah la yeeshay guddida , saladiinta musdanbeyd iyo cuqaasha beesha Habar-Jeclo . Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey doorkii nabadeynta iyo Doorashooyinka ee ay ka qaateen Somaliland . Sidoo kale Madaxweynaha ayaa si gaar ah guddida beeshan ku aamanay inay bud dhig u aheyd in Somaliland ay gasho doorashooyin aduunka macjiso ku noqdey . Dhanka kale guddida iyo saladiinta ayaa madaxweynaha cusub ee la doortey siiyey dardaaran , alleh-na uga baryey inuu xilka ku asturo . Qaran News</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 19:26:55 +0000</pubDate></item><item><title>Xogta qorshe yaab leh oo DF ay ka damacsan tahay ciidanka ay ku daabuleyso Jubaland</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286404-xogta-qorshe-yaab-leh-oo-df-ay-ka-damacsan-tahay-ciidanka-ay-ku-daabuleyso-jubaland/?do=findComment&comment=1305052]]></link><description>Raaskambooni (Caasimada Online) &#x2013;Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe culus oo Jubbaland ay uga fara-maroojineyso Axmed Madoobe, iyadoo aan u bareerin dagaal toos ah. Toddoba diyaaradood oo ciidamo Gorgor iyo Haramcad ah sida ayaa maanta laga dejiyey Raaskambooni, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey oo warbaahinta la hadlay saraakiil ka tirsan Daraawiishta Jubbaland oo isku dhiibay dowladda federaalka. Taliyaha guutada 18-aad ee Gorgor G/Dhexe Xasan Ciraaqi oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Raaskambooni ayaa cadeeyey in halkaas ay u tageen xoreynta deegaanada ay Khawaarijtu joogto iyo inay amniga deegaanada xorta ah kala wareegaan Ciidanka ATMIS oo dalka isaga baxaya. Sida ay ilo xog ogaal ay u xaqiijiyeen Caasimada Online, dowladda federaalka ayaa qorsheyneysa inay berri ciidamo kale ka dejiso gobolka Gedo, kuwaas oo la wareegaya gacan ku heynta deegaanada xorta ah iyo kuwa ay Shabaab heystaan. Dhanka Afmadow Ra&#x2019;iisul Wasaare Xamsa ayaa ka wada kala furfurka ciidamada Jubbaland, waxaana la qorsheeyey in Axmed Madoobe laga qabsado dhamaan degmooyinka iyo deegaanada Jubbaland oo loo reebo Kismaayo oo kaliya. Dowladda Federaalka ayaa qorsheyneysa in markii la gaaro waqtiga ay ugu tala gashay doorashada in qof iyo cod laga qabto deegaanada dhan, iyadoo Kismaayo loo dhaafayo Axmed Madoobe, hadii aysan wax is bedelin. Dowladda ayaa sidoo kale berri direysa diyaarado waaweyn oo qaadaya gaadiidka dagaalka, rasaas iyo sahayda ciidanka, kuwaas oo ka degi doona Gedo iyo Jubbada Hoose, gaar ahaan Raaskambooni oo hadda ay ciidanku gacanta ku hayaan. Dhanka Jubbaland waxaa lasoo werinayaa in Axmed Madoobe diray ciidan Daraawiish ah, kuwaas oo maanta ka baxay Buuloxaaji iyo deegaano kale, waxaa la faray inay ka hor tagaan qorshaha dowladda federaalka, waxaana suurtagal ah inay dagaalamaan.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 19:00:17 +0000</pubDate></item><item><title>Open Letter to the President of Somalia, Hassan Sheikh Mahmoud</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286397-open-letter-to-the-president-of-somalia-hassan-sheikh-mahmoud/?do=findComment&comment=1305041]]></link><description>Subject: Upholding Constitutional Integrity and Political Stability in Somalia Sunday, November 24, 2024 Dear President Hassan Sheikh Mohamud, I am writing to express my deep concerns regarding recent political developments in Somalia, particularly the trajectory your administration appears to be taking with respect to the Somali Constitution and governance structures. The post Open Letter to the President of Somalia, Hassan Sheikh Mahmoud appeared first on Puntland Post.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 18:15:12 +0000</pubDate></item><item><title>Fahad Yaasiin oo si yaab leh uga hadlay ciidanka ay DF ka dejisay Jubaland</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286405-fahad-yaasiin-oo-si-yaab-leh-uga-hadlay-ciidanka-ay-df-ka-dejisay-jubaland/?do=findComment&comment=1305053]]></link><description>Raaskambooni (Caasimada Online) &#x2013;Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa war ka soo saaray ciidanka ay dowladda federaalku maanta ka dejisay degaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, isagoo hambalyeeyey qorshaha socda. &#x201C;Waxaan boogaadin iyo hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta gutay waajibkooda qarannimo ee ah ilaalinta xuduudaha dalka iyo la wareegidda amniga soohdimaha labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya,&#x201D; ayuu yiri Fahad Yaasiin. Fahad Yaasiin ayaa dowladda Kenya ku amaanay inay la shaqeyso dowladda federaalka, isla markaana iskaashiga amniga labada dal ay toos uga wada xiriiraan labada dowladood. &#x201C;Waxaan ugu baaqayaa Dowladda Kenya inay wada shaqayn buuxda la yeelato Dowladda Federaalka, ayna iyada si toos ah ugala macaamisho arrimaha la xiriira amniga iyo iskaashiga dhaqaalaha ee labada dal,&#x201D; ayuu qoraalkiisa ku yiri Fahad Yaasiin. Fahad markii uu ahaa Taliyaha NISA ayaa sidaan oo kale loo weeraray Axmed Madoobe, si looga tuuro xukunka, balse ma dhicin oo weli Axmed Madoobe waa hoggaamiyaa Jubbaland. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta laga dejiyey Raaskambooni, si ay ula wareegaan deegaanada Jubbaland, waxaana taagan xiisad culus. Axmed Madoobe ayaa ciidan ka tirsan Daraawiishta Jubbaland ka diray aagga deegaanka Buuloxaaji, waxaana caawa la isku horfadhiyaa aagga deegaanka Raaskambooni, sida ay Caasimada Online u sheegeen ilo deegaanka ah. Raaskambooni waa deegaan in ka badan 200 oo KM koonfur ka xiga Kismaayo, waa magaalo xeebeed ay dowladda isku dhiibeen ciidankii Jubbaland ee ku sugnaa, balse inta u dhaxeysa Kismaayo iyo Raaskambooni waxaa jooga Al-Shabaab.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 18:00:40 +0000</pubDate></item><item><title>Sawirro: DF oo war culus ka soo saartay qorshaheeda xakameynta hubka iyo rasaasta</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286398-sawirro-df-oo-war-culus-ka-soo-saartay-qorshaheeda-xakameynta-hubka-iyo-rasaasta/?do=findComment&comment=1305044]]></link><description>Muqdisho (Caasimada Online) &#x2013; Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magalada Muqdisho ku qabtey Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka iyo rasaasta, kaas oo qayb ka ah tiirarka Istaraatijiyadda Qaran ee maareynta hubka iyo rasaasta. Wasiirka Amniga gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag) oo shirka furay ayaa sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya iney xoogga saarayso sidii loo xakameyn lahaa isticmaalka hubka iyo rasaasta. Wasiir Fartaag ayaa hoosta ka xariiqey iney ka mid tahay mowduucaan kuwa ugu horeeya ee u degsan dowladda Soomaaliya. &#x2018;&#x2019;Si looga hortago qulqulka hubka sharci darrada ah ee dalka soo galaya, waxaan bilownay calaameynta rasaasta, iyada oo la isticmaalayo tiknoloojiyadda casriga ah&#x2019;&#x2019; ayuu yiri Wasiir Fartaag. Sidoo kale Wasiirka Amniga gudaha ayaa sheegay inta uu socdo shirkan iney kaga hadli doonaan waxyaabihii sannadkaan dhammaadka ah uga qabsoomey arrimaha maareynta hubka iyo rasaasta. Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa sheegay iney sidoo kale doodo ka geli doonaan sidii loo xakameyn lahaa hubka sharci daradda ah ee qeybo ka mid ah xaduudaha dalka lasoo dhaafsiiyo. Ku xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka Mukhtaar Maxamed Xasan oo shirka ka hadlay ayaa muujiyey siday ay xafiis ahaan uga go&#x2019;an tahay xaqiijinta la-dagalanka hubka sharci darradda ah iyo calaamadeynta rasaasta. &#x2018;&#x2019;Waxyaabaha ugu muhiimsan ee maanta shirka looga hadlay waxaa ka mid ah; qiimeynta qorshaha Qaran ee sannadlaha kaas oo aan ka fiirinay guulaha ay Dowladda ka gaartay iyo waxyaabihii qabsoomay,&#x201D; ayuu yiri Wasiirka Amniga Soomaaliya.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 16:49:41 +0000</pubDate></item><item><title>Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada-hadlay habsami u socadka sahminta shidaalka</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286393-soomaaliya-iyo-turkiga-oo-ka-wada-hadlay-habsami-u-socadka-sahminta-shidaalka/?do=findComment&comment=1305034]]></link><description>Madaxa Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Turkiga Xildhibaan Saadaq Cumar iyo wafdi u hoggaaminaayo oo ka socda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Ankara kulan kula yeeshay Wasiirka Tamarta ee dowlada Turkiga Mudane Alparslan Bayraktar. Guddiga ayaa wasiirka ka dhagaystay habsami u socodka mashruuca shidaal soo saarida ee dhawaan ka bilowday wadanka. Shirka waxaa goobjoog ka ahaa Danjiraha JFS u fadhiya Wadanka T&#xFC;rkiye Mudane Fatxudiin Cali iyo madaxa guddiga Saaxibtinamada Baarlamaanka Turkiga Mudane Abdirahim Firat. Source: goobjoog.com</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 16:13:51 +0000</pubDate></item><item><title>Sababta ka dambeysa in mucaaradka maraan dhanka AXMED MADOOBE</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286399-sababta-ka-dambeysa-in-mucaaradka-maraan-dhanka-axmed-madoobe/?do=findComment&comment=1305045]]></link><description>Muqdisho (Caasimada Online) &#x2013; Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa si weyn u garab istaagay Axmed Madoobe kadib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo ay kamid yihiin Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si gooni-gooni u hambalyeeyay Axmed Madoobe oo markii saddexaad loo doortay madaxweynaha maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku qabsaday doorasho uu maamulkeeda leeyahay, iyadoo ugu dambeyn uu maanta meel-marsaday damiciisa ku soo laabashada hoggaanka Jubbaland. Haddaba, maxay tahay sababta ka dambeysa in mucaaradka maraan dhanka Axmed Madoobe? Axmed Madoobe ayey haatan si weyn isku hayaan madaxweyne Xasan Sheekh oo isagu doonayo in dalka ka hirgeliyo nidaamka doorasho qof iyo cod, oo si weyn u diidan yihiin madaxdii hore iyo siyaasiyiinta mucaaradka. Hanaanka doorasho qof iyo cod ayuu mucaaradka Xasan Sheekh u arkaa in madaxweynaha Soomaaliya uu ka damacsan yahay muddo kororsi sharci darro ah, iyadoo hirgelintiisana ay maamullada qaar siisay muddo xileed aan sharci aheyn. Madaxdii hore iyo mucaaradka ayaa u arka in doorashada madaxweyne Axmed Madoobe ay soo afmeerayso rajada muddo kororsiga ee Villa Somalia ee ku hoos duugnayd muddo kordhinta madaxda dowlad goboleedyada. Axmed Madoobe ayaa diiday inuu qaato muddo kordhin, si maamulka Jubbaland iyo guud ahaan dalka looga qabto doorasho qof iyo cod oo uu si weyn ugu dhagan yahay madaxweyne Xasan Sheekh. Xubnaha mucaaradka ayaa haatan madaxda dowladda federaalka uga digay in ay ciidanka xoogga dalka u adeegsato dano siyaasadeed, iyagoo dib u xusuusiyay in ay waali tahay ku cel-celinta ficillo isku mid ah, oo laga filayo natiijo hor leh. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayey ugu baaqeen in uusan xaaladda uga sii darin, muddada kooban ee ka harsan xilkiisana kaga faa&#x2019;iidaysto baadi-goobka midnimada iyo wadajirka dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Mucaaradka ayaa raba hannaan doorasho oo heshiis lagu yahay, xilligeedana ku qabsoonta, islamarkaana uu qayb-galkeeda ballaaran yahay, oo halisna ku ahayn amniga, xasilloonida iyo wadajirka dalka.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 15:34:48 +0000</pubDate></item><item><title>Former federal government leaders congratulate Ahmed Madobe on his re-election </title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286394-former-federal-government-leaders-congratulate-ahmed-madobe-on-his-re-election/?do=findComment&comment=1305035]]></link><description>Kismayo (HOL) &#x2014; Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and former Prime Minister Hassan Ali Khaire have congratulated Ahmed Mohamed Islam Madobe on his re-election as president of Jubbaland despite the federal government rejecting the election results as unconstitutional. Source: Hiiraan Online</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 14:40:00 +0000</pubDate></item><item><title>Cabdirisaaq Maxamed Siraad: Wax ka ogow taariikhda &#x201C;weriyihii ugu waqtiga dheeraa BBC Somali&#x201D; ee geeriyooday</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286392-cabdirisaaq-maxamed-siraad-wax-ka-ogow-taariikhda-%E2%80%9Cweriyihii-ugu-waqtiga-dheeraa-bbc-somali%E2%80%9D-ee-geeriyooday/?do=findComment&comment=1305030]]></link><description>Alle ha u raxmadee waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ka mid ahaa weriyeyaashii ugu waqtiga dheeraa ee ka soo shaqeeya BBC laanteeda ku hadasha Afka Soomaaliga. Cabdirisaaq ayaa la sheegay in galabta bacdal casar lagu aasayo xabaalaha Dariiqada ee ku yaalla magaalada Sheekh halkaas oo ah meeshii uu ku dhashay. Wuxuu BBC Somali la shaqeynayay muddo qiyaastii dhan 50 sano, sida uu BBC-da u sheegay weriyihii hore ee laanta uga soo warrami jiray Hargeysa Axmed Siciid Cige. Axmed Siciid oo ay isla soo shaqeeyeen marxuumka isla markaana ay si gaar ah saaxiibbo u ahaayeen ayaa BBC-da uga warramay taariikhda marxuumka. Cabdirisaaq waxa uu ku dhashay magaalada Sheekh oo ka tirsan gobolka Saaxil ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madxa-bannaanida ee Somaliland sanadkii 1947. Heerarkiisa kala duwan ee waxbarashada ayuu ku qaatay magaalada Hargeysa. Bishii September sanadkii 1969 ayuu heerka sare ee waxbarashada jaamacadda u aaday dalka Ingiriiska, waxa uuna bartay culuumta kimistariga. Cabdirisaaq waxa uu ahaa nin furfuran oo kaftan badan, dadka la soo shaqeeyay ayaana ku ammaanay howlkarnimo, hadalyari, shaqo yaqaan iyo waayo aragnimo, sida uu Axmed sheegay. Marxuumka ayaa ka soo jeeday qoys caan ku ah fidinta diinta waxa ayna goobo diinta lagu faafiyo ku lahaayeen magaalada uu ku dhashay ee Sheekh. Sidoo kale qoyskiisu waxa ay door ku leeyihiin oo lagu yaqaan siyaasadda iyo dhaqanka waana kuwo caan ka ah deegaannada Somaliland Qaar kamid ah dadkii la soo shaqeeyay ayaa ka tacsiyeeyay geerida Cabdirisaaq oo inta badan lagu yaqaannay war-akhrinta. Maxamed Cabdullaahi oo tifaftire ka soo noqday laanta Af-Soomaaliga ee BBC sanadihii 1993 ilaa 2000, ayaa ugu horrayn ehellada iyo qaraabada uga tacsiyeeyay geerida marxuum Cabdirisaaq waxa uuna sheegay inay ahaayeen saaxiibbo isku dhaw oo shaqo wadaag ah ayna is barteen sanadkii 1986. &#x201C;Cabdirisaaq waxa uu ahaa nin hadal gaaban oo muusoonaya, shaqadiisana ka soo baxa marka uusan shaqo lahayn gurigiisa ayuu ku koobnaa, waxa uuna ahaa nin yaqaan dhaqanka Ingiriiska sidoo kalena lahaa saaxiibbo badan,&#x201D; ayuu yiri. Dhanka kale waxa uu xusay inuu ahaa wariye cod daggan oo war akhrintiisa la jecel yahay, si fiicanna u yaqaannay wararka la xiriira cayaaraha. &#x201C;Muddadii aan ahaa madaxa Laanta Af-Soomaaliga BBC, Cabdirisaaq waxa aan u xilsaaray tabinta wararka la xiriira cayaaraha maaddaama uu aad u yaqaannay qeybaha kala duwan ee cayaaraha si gaar ah cayaaraha Ingiriiska,&#x201D; ayuu yiri tifaftirihii hore. Sidoo kale Yuusuf Garaad oo isna ahaa tifaftirhii hore ee Laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Cabdirisaaq. Qoraal dheer oo uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu uga hadlay aqoontii uu u lahaa iyo muddadii ay wada shaqeeyeen. &#x201C;Wuxuu ahaa waayo arag deggan, akhyaar ah oo afkiisa laga nabadgalo, dadka ugu wanaagsan ee lala shaqeeyo ayuu ahaa.&#x201D; Ayuu qoraalkiisa ku yiri Yuusuf Garaad. &#x201C;Waa qofka ugu muddada dheer ee ka shaqeeya BBC Somali, waxa uuna ahaa nin taariikh leh oo dadka Soomaaliyeed aad u yaqaaneen,&#x201D; ayuu BBC u sheegay Axmed Saciid. Waxa uu xusay in markii uu waxbarashada u tagay London oo uu muddo kooban joogay uu ku biiray BBC-da Laanteeda afka Soomaaliga ah, sidaasna uu muddo dheer uga shaqaynayay. Cabdirisaaq ayaa ifka uga tagay saddex carruur ah oo labo ay hablo yihiin midna uu wiil yahay, xaaskiisii oo lagu magacaabayay Luul Maxamed Saalax ayaa iyana sanadkii 2006 ku geeriyootay magaalada London. Bbcsomali Qaran News</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 14:34:08 +0000</pubDate></item><item><title>Taliyaha ciidanka Jubbaland ee GEDO oo ka bad-baaday isku-day dil + Video</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286390-taliyaha-ciidanka-jubbaland-ee-gedo-oo-ka-bad-baaday-isku-day-dil-video/?do=findComment&comment=1305028]]></link><description>Garbahaarey (Caasimada Online) &#x2013; Taliyaha ciidamada daraawiishta Jubbaland ee gobolka Gedo Janaraal Cabaas Ibraahim Gurey ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay qarax culus oo gelinkii dambe ee shalay lagula eegtay xadka dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Taliyaha ayaa shaaca ka qaaday in qaraxa oo ay ka dambeeyeen Al-Shabaab uu haleelyay gaarigiisa, balse uu ka bad-baaday, islamarkaana aanay waxyeelo kasoo gaarin miinada. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ujeedka qaraxa uu ahaa in isaga lagu khaarijiyo, isla markaana qaybta uu fadhiyay lagu soo aadiyay, balse uu Alle ka bad-baadiyay. &#x201C;Gudaha dowladda aan dariska nahay ee Kenya kooxdii arxanka darneyd ee baneysatay dhiiga iyo hantida muslimka waxay nala eegteen qaraxa oo ay ku dhufteen baabuurkii aan anigu waday Alxm waxba Ilaahey naguma yeelin, kaliya baabuurka ayay naga garaafeeyeen&#x201D; ayuu yiri Janaraal Cabaas Ibraahim Gureey. Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in wax naxariis aysan ka dhexeyn iyaga iyo Al-Shabaab, isla markaana ay sii wadi doonaan dagaalka adag ee ay kula jiraan. &#x201C;Waa noolnahay waxbana nama gaarin anaga iyo Shabaab waxaa noo dhexeeyo dagaal hana cafina idina ma cafineynee&#x201D; ayuu mar kale yiri taliyuhu. Horay ayaa Al-Shabaab qaraxyo noocaan oo kale ah uga fulisay Gedo waxaana mid kamid ah lagu dilay taliyihii hore ee Nabad-sugidda ee gobolkaasi, Bakaal Kooke. Gedo ayaa waxaa weli ku xoogan Al-Shabaab, waxaana dhinaca kale howlgallo ka wada ciidamada dowladda, daraawiishta Jubbaland iyo sidoo kale ciidamada Itoobiya.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 13:34:46 +0000</pubDate></item><item><title>Muxuu Xasan Cali Kheyre ka yiri dib u doorashada Axmed Madoobe?</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286391-muxuu-xasan-cali-kheyre-ka-yiri-dib-u-doorashada-axmed-madoobe/?do=findComment&comment=1305029]]></link><description>Muqdisho (Caasimada Online) &#x2013; Ra&#x2019;iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay doorashada maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa hambalyeeyey Axmed Madoobe. &#x201C;Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland,&#x201D; ayuu Kheyre ku yiri qoraal uu kasoo saaray doorashada maamulka Jubbaland. Ra&#x2019;iisul Wasaarihii hore ee dalka ayaa sidoo kale wuxuu ugu baaqay Axmed Madoobe in uu mudnaanta koowaad siiyo dib-u-heshiisiinta Jubbaland, la-dagaallanka kooxda Al-Shabaab iyo xasilloonida maamulka Jubbaland. Waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in madaxda dowladda federaalka ay ciidankii qaranka ku sii daad-gureynayaan maamulka Jubbaland, si ay colaad uga huriyaan deegaanka. &#x201C;Waxaana ugu baaqayaa in ay degdeg u joojiyaan hurinta colaaddan oo fursad siinayso khawaarijta, halis gelinaysa xasilloonida dalka iyo guud ahaan gobolka, sidoo kalena wiiqaysa midnimada dalka iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed,&#x201D; ayuu yiri Kheyre. Waxa uu intaas kusii daray &#x201C;Doorashada Jubbaland waxa ay jid iyo jiho u yeelaysaa doorashooyinka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada oo hubanti la&#x2019;aan ku jiray.&#x201D; Ugu dambeyntiina wuxuu madaxda dowlad-goboleedyada Galmumug, Koonfur-Galbeed, iyo HirShabelle ugu baaqay in ay deg-deg u qabtaan doorashooyinka dowlad-goboleedyada, si waafaqsan dastuurka dalka iyo dolwad-goboleedyada.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 12:30:39 +0000</pubDate></item><item><title>Somaliland President-elect Considers &#x201C;Endorsing the Maritime MoU with Ethiopia&#x201D;</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286381-somaliland-president-elect-considers-%E2%80%9Cendorsing-the-maritime-mou-with-ethiopia%E2%80%9D/?do=findComment&comment=1305015]]></link><description>Abdirahman Abdullahi, the President-elect of Somaliland Administration, has been urged to frame his defence of the maritime MoU&#x2019;s legality within the Horn of Africa Integration Initiative, endorsed by President Hassan Sheikh Mohamud in 2022 and former President Farmaajo in 2018. Hargeisa (PP News Desk) &#x2014; The President-elect of Somaliland, Abdirahman Abdullahi, this week held a meeting with a senior international law adviser regarding the position his incoming administration will take on the maritime Memorandum of Understanding (MoU) signed by the outgoing Somaliland President, Muse Bihi Abdi, and the Prime Minister of Ethiopia on 1 January 2024. The maritime MoU aims to lease a Somali coastal district to Ethiopia for 50 years to build a naval base for the landlocked country. Abdirahman has been advised to consider endorsing the maritime MoU and to call for a new round of negotiations with Ethiopia. The legal adviser for the Somaliland President-elect is expected to provide a legal opinion defending the legality of the MoU based on previous agreements between the Federal Government of Somalia and the Somaliland Administration. One of the clauses the new Somaliland Administration might cite is &#x201C;economic development,&#x201D; which the Somaliland Administration interprets as a right to enter economic agreements with companies and countries. Abdirahman Abdullahi, the President-elect of Somaliland, has been advised to situate his defence of the legality of the maritime MoU within the Horn of Africa Integration Initiative, endorsed by President Hassan Sheikh in Eritrea in 2022, as well as by his predecessor, President Mohamed Abdullahi Farmaajo in 2018. Abdirahman may cite the defence pact agreement signed between the Federal Government of Somalia and Ethiopia in December 2023, particularly the &#x201C;maritime security clause,&#x201D; which could make President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia vulnerable to being accused of treason. A lawyer in Hargeisa stated that &#x201C;this underdeveloped legal argument could extend the time it takes to resolve the maritime MoU dispute between Somalia and Ethiopia.&#x201D; The position of the incoming Somaliland government on the maritime MoU with Ethiopia may dampen expectations in Villa Somalia, which congratulated the new Somaliland administration voters but criticised its attempt to give Somali territory to Ethiopia. Villa Somalia further accused the outgoing Somaliland Administration government of attempting to alter Somali genealogy to claim affinity with the Oromo ethnicity of Ethiopia. &#xA9; Puntland Post, 2024 The post Somaliland President-elect Considers &#x201C;Endorsing the Maritime MoU with Ethiopia&#x201D; appeared first on Puntland Post.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 12:07:58 +0000</pubDate></item><item><title>Dr Hooyo Adna Aadan waa astaan qaran ee ha la ixtiraamo</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286379-dr-hooyo-adna-aadan-waa-astaan-qaran-ee-ha-la-ixtiraamo/?do=findComment&comment=1305009]]></link><description>Dr Hooyo Adna Adan waxa ay inga mudantahay sharaf iyo karaamo, gidigeen mucaarid iyo muxaafidba Adni waxa ay inagu leedahay Abaal haday noqoto kor u qaadista qaranimadda Somaliland iyo u shaqaynta dadka danyarta ah. Adna waxa aynu ku xasuusan karnaa ka qayb qaadashada hawlaha caafimaadka ee hooyada iyo dhalaanka iyo guud ahaan caafimaadka oo dhan iyo sidoo kale wabarashada iyada oo ilaa heer jaamacadeed gaadhsiisay caruurteena ha u badnaadaan xaga caafimaadka. Hadaba dadka maanta gidaaradaasi ka maagaaya Hooyo Adna Adan waa dad maan gaab ah oo aan wax isku falaynin dadkan hada daba socdaana waa hadhaagii Kulmiye ee guul daraystay iyaga oo ujeedadoodu tahay in ay isku dhuftaan hooyo Adna iyo xukuumadda cusub, taasi oo aan marnba suurto galaynin. Adna boqolaalaka sano ee soo socda waxa ay ku suntanaan doo taa taariikhdeena, waxa ay mar walba u taagantahay difaacida qaranka Somaliland oo aan mar kasta ku garab taaganahay Qaran News</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 11:51:50 +0000</pubDate></item><item><title>Mac&#xE8;eshada iyo shiidaalka uun ma aha waxa hoos u dhacay ee xitaa Danbiyadii ayaa hoos u dhacay</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286380-mac%C3%A8eshada-iyo-shiidaalka-uun-ma-aha-waxa-hoos-u-dhacay-ee-xitaa-danbiyadii-ayaa-hoos-u-dhacay/?do=findComment&comment=1305010]]></link><description>Iyada oo ay hoos u dhaceen qiimaha meceeshadu iyo shiidaalku waxa hadana hoos u dhacay qiimaha xoolaha nool ee lagu iibiyo sayladaha dalka. Hoos u dhaca maceeshada iyo alaaabooyinka kalaba waxa ku diirsaday dadkii danyart ahaa iyo guud ahaan umadda oo dhan. Maceeshada uun ma aha waxa hoos u dhacay ee ayaamahii ina soo dhaafay waxa aad h&#xF2;os u dhacay danbiyada iyo dacwadaha ay dadweynahu keeni jireen saldhigyada Booliska. Waxa aad hoos ugu dhacay danbiyada loo soo xidhi jiray qaar ka mid ah dadweynaha sidaasi waxa noo xaqiijiyay mid ka mid ah booliska caasimadda. Guushaasi iyo sharaftaasi waxa gaadhay shicibka reer oo isku duuban. Qaran News</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 11:18:51 +0000</pubDate></item><item><title>Puntland oo ku baaqday in wada-hadal lagu xalliyo wixii Khilaaf ah ee ka jira Jubaland</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286382-puntland-oo-ku-baaqday-in-wada-hadal-lagu-xalliyo-wixii-khilaaf-ah-ee-ka-jira-jubaland/?do=findComment&comment=1305016]]></link><description>Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha markii saddexaad dib loo doortay ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam. Dhambaal Hambalyo ah oo uu Madaxweyne Deni u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Axmed Madoobe ayuu ku yiri&#x201D;Waxaan u hambalyeeynaynaa Madaxweynaha la doortay ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland.&#x201D; Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa sidoo kale dowladda iyo shacabka Jubaland ugu baaqay in la illaaliyo oo laga wada shaqeeyo amniga iyo xasilloonida Jubaland, wixii kala aragti duwanaansho ahna in lagu xaliyo wadahadal. &#x201C;Jubaland waxaan u rajeynaynaa nabad iyo horumar, waxaana ugu baaqaynaa Dowladda Jubaland iyo Shacabkaba in la illaaliyo oo laga wada shaqeeyo amniga iyo xasilloonida Jubaland, wixii kala aragti duwanaansho ahna in lagu xaliyo wadahadal&#x201D; ayuu sii raaciyay Madaxweyne Deni. PUNTLAND POST The post Puntland oo ku baaqday in wada-hadal lagu xalliyo wixii Khilaaf ah ee ka jira Jubaland appeared first on Puntland Post.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 11:17:01 +0000</pubDate></item><item><title>Axmed Madoobe oo guushiisa kadib weerar ku qaaday Xasan iyo Xamza</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286383-axmed-madoobe-oo-guushiisa-kadib-weerar-ku-qaaday-xasan-iyo-xamza/?do=findComment&comment=1305019]]></link><description>Kismaayo (Caasimada Online) &#x2013; Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta mar kale dib loo doortay ayaa ka hadlay guushiisa iyo arrimo ku aadan khilaafka kala dhexeeya dowladda federaalka. Ugu hooreyn Axmed Madoobe ayaa shaaca ka qaaday in isaga oo kaliya uu Jubbaland madaxweyne ka yahay maanta kadibna aanay jirin dooni cid kale oo sheegan karta. &#x201C;Xasan Sheekh Jubaland ayuu Xasuusinayaa wixii uu ku sameeyey 2013-kii,Aniga ayaa madaxweyne ka ah Jubaland cid kale oo sheegan karto majirto Wada hadal oo kaliya ayaana Ogolahay,&#x201D; ayuu yiri madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay &#x201C;Waxaan oranayaa madaxweyne Xasan Sheekh taariikhda dib ha u celin dadkii reer Jubbaland way bogsadeen wixiiay horay usoo mareen&#x201D;. Axmed Madoobe ayaa sidoo kale weerar toos ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra&#x2019;iisul wasaare Xamza, isaga oo tilmaamay in dagaal aanay waxba uga qaadi karin. Madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland ayaa si gaar ah ugu jawaabay ra&#x2019;iisul wasaaraha oo deegaan ahaan kasoo jeedo maamulkaasi, wuxuuna nasiib darro ku tilmaamay in loo adeegsado deegaankiisa, sida uu hadalka u dhigay. &#x201C;Haddaba madaxweynow waxaa nasiib darro ah wiilka shalay aan xildhibaanka siinay ee ra&#x2019;iisul wasaaraha noqday maanta inuu noqdo cidda loo adeegsanyo Jubbaland burburinteeda waa nasiib darro,&#x201D; ayuu mar kale yiri madaxweyne Axmed Madoobe. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo si weyn ay dowladda dhexe u diidan tahay dib u doorashada Axmed Madoobe, iyada oo horay u sheegtay in aanay aqoonsan doonin maamulkiisa.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 11:07:32 +0000</pubDate></item><item><title>Dowladda Federaalka oo Ciidan Ka Dajisay Raaskambooni, Jubbada Hoose</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286376-dowladda-federaalka-oo-ciidan-ka-dajisay-raaskambooni-jubbada-hoose/?do=findComment&comment=1305005]]></link><description>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka dejisay magaalada Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose kuwaasoo uu hoggaaminayo Taliyaha Guutada 18-aad ee Gorgor, Kornel Xasan Ciraaqi. Ciidankan, oo saaka laga soo qaaday magaalada Muqdisho iyadoo la adeegsanayo labo diyaaradood, ayaa gaaray Raaskambooni, iyada oo wali aan si rasmi ah loo shaacin ujeedka hawlgalkan. Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli magaalada Kismaayo lagu doortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Dowladda dhexe ayaa hore u muujisay inay kasoo horjeeddo hannaanka ay doorashadan u socoto, taasoo xiisadda ka dhex dhalisay labada dhinac. Ciidankaan ayaa sheegay in ay buuxin doonaan meelo ay ka baxeen Ciidanka ATMIS. Source: goobjoog.com</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 11:03:49 +0000</pubDate></item><item><title>SHARIIF oo Axmed Madoobe ku bogaadiyay wixii maanta ka dhacay Kismaayo</title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286384-shariif-oo-axmed-madoobe-ku-bogaadiyay-wixii-maanta-ka-dhacay-kismaayo/?do=findComment&comment=1305020]]></link><description>Muqdisho (Caasimada Online) &#x2013; Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn usoo dhaweeyay dib u doorashada madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta Kismaayo ku qabsaday doorasho ay diidan tahay dowladda dhexe. Doorashada Jubbaland ka dhacday maanta ayaa wuxuu ku tilmaamay mid meesha ka saartay muddo kordhintii sharci darrada aheyd ee madaxda dowladda federaalka ku cadaadinayeen dowlad goboleedyadda dalka. &#x201C;Waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta baarlamaanka Jubaland u doortay in uu hogaamiyo dowlad-goboleedka Jubaland shanta sano ee soo socota,&#x201D; ayuu Shariif ku yiri qoraal uu soo saaray goordhoweyd. Waxa uu intaas kusii daray &#x201C;Waxaan Allaah ugu baryayaa in uu u fududeeyo mas&#x2019;uuliyadda culus ee loo doortay.&#x201D; Shariif ayaa sidoo kale wuxuu uga digay madaxda dowladda federaalka in ciidamada qaranka loo adeegsado danno siyaasadeed, islamarkaana laga fogaado xasarad abuurka iyo qalqal-galinta deegaannada Jubaland. Ugu dambeyntiina wuxuu madaxweynaha Jubbaland usoo jeediyay in uu kaalin mug leh ka qaato xal u helidda arrimaha siyaasadeed ee cakiran. Axmed Madoobe ayaa maanta markii saddexaad loo doortay xilka madaxweynaha Jubbaland, kadib doorasho saaka ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Axmed Madoobe ayaa kusoo baxay wareegga koowaad ee doorashada, wuxuuna helay 55 cod, sida uu shaaciyay guddoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland. Ninkan ayaa ku guuleystay saddex meelood labo meel oo ah aqlabiyada baarlamaanka Jubbaland, iyadoo soo bixistiisa lasii ogaa, maadaama uu asaga qabsaday doorashadaan, oo si adag u diiday dowladda dhexe.</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 10:00:17 +0000</pubDate></item><item><title>Jubbaland lawmakers re-elect Ahmed Madobe despite federal government opposition </title><link><![CDATA[https://www.somaliaonline.com/community/topic/286378-jubbaland-lawmakers-re-elect-ahmed-madobe-despite-federal-government-opposition/?do=findComment&comment=1305007]]></link><description>Kismayo (HOL) &#x2014; Jubbaland legislators have re-elected Ahmed Mohamed Islam Madobe as regional state president for a third term despite ongoing disputes and a parallel election held by opposition groups. Source: Hiiraan Online</description><pubDate>Mon, 25 Nov 2024 09:03:00 +0000</pubDate></item></channel></rss>